Dowlada Soomaaliya oo si adag uga hor timid codsiga Kenya u gudbisay Maxkamada ICJ

Dowlada Kenya ayaa markii afaraad maxkamada caalamiga ee ICJ u gudbisay codsi ay ku dooneyso in dib loogu dhigo dhageysiga dacwada badda ee kala dhaxeeysa Dowlada Soomaaliya oo loo balansanaa 15-ka bisha soo socora ee March. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in Kenya mar kale u gudbisay Maxkamadda ICJ … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo si adag uga hor timid codsiga Kenya u gudbisay Maxkamada ICJ